OGAYSIIS OGAYSIIS!!!
Waxaa dhamaan bulsha waynta iyo dhalinyarada ku dhaqan gobalka Minneapolis sida ururada OYSU Rochester, OYSU Willmar, OYSU Stcloud iyo OYSU Faribult la ogaysiinayaa in la qabanayo shirkii Dhalinyarada OYSU.
GOOBTA: 1000 EAST 14THE STREET MINNEAPOLIS MN 55404
SACAADA: 1:00PM
DATE: 03/16/2013
Dhamaan dhalinyarada ee ku dhaqan Gobalkan Minneapolis waxaa si naxariis leh laga codsanayaa ineey kasoo qaybgalaan shirwaynahan ururka oo ah mid arimo muhiim lagaga hadli doona hadu alle idmo.
Wixii faah faahin ah ee intaas dheer kala xidhiidh Telephonadan hoos ku qoran;
HOGANKA ABABULKA IYO ARIMAHA BULSHADA : GANI HIRSI:612-2459385
AND JACFAR DHOOF: 952-6887732

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay