Ogeysiis: Jaaliyada Finland
Dhamaan Bulshada Somaliyeed ee ku nool wadanka Finaland gaar ahaan Somalida Ogadeniya waxaa lalasocodsiinaya innuu dhaci doono kulan aad u weyn oo lagu xusayo Xasuuqi 1994 ka dhacay wadanka Ogadeniya.
Waxaa Kulankan kasoo qeyb gali doona Marti sharaf badan oo uu kamid yahay Cabdulahi Xuseen oo halkaas kusoo bandhigi doona macluumaad uu ka hayo xasuuqa ka socda Ogadeniya.
GOOTU WAA:
PASILA 16.3.2013…Asemapäällikönkatu 1, 00520 HELSINKI DHISMAHA KA DANBEEYA MASAAJIDKA ALHUDA ISLAM CENTER
SAACADU WAA HADII EEBBE IDMO 15:00-21:00
MA HOOGAAN INAAD WAX KA OGAATO XAQIIQADA KA JIRTA DAL OGADENIYA

JARARI
ONA 
HELSINKI

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay