Waxaa la ogeysiinaya bulshada inay Habeenimada Jimcaha ay ka qeyb qaataan Dood wadaag ka dhici doonta Ilays TV 15/03/2013 saacada 8 fiidnimo ee waqtiga UK time. ama GMT.

Dood wadaagan waxaa ka qeyb qaadan doona aqoonyahan iyo khuburo ku xeel dheer arrimaha geeska afrika gaar ahaan qadiyada Ogadeniya.

waxaa barnaamijkan sahlay Studiyaha Ilays TV ee Norwey iyo Jaaliyada Ogadeniya ee Norwey.

fadlan ka qeyb qaado, adoo toos ula soo hadlaya khadka teleefanka

004795804018

waxii faah faahin ah telefankaas kusoo hagaaji

aragtidaada waxaad kusoo hagaajisa emailka

barnaamijka.ilays@gmail.com.

mahadsanidin

Ilays TV

Xafiiska Norwey.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay