Banaanbixii ugu balaadhnaa ayay maanta isugo soo baxeen muslimiinta Itobiya, halkaasoo ay 10naan kun oo muslimiinta Itobiya ay buux haafiyiin wadooyinka Piaasa. Banaabxan oo ka bilowday masjidka weynee Anwar oo ku yaalo Merkato ayaa ku fiday wadooyinka u dhow masaajidka, iyadoo ay xidhmeen suuqaqii Piaasa iyo Merkaata.

Banaabaxa maanta ayaa gobolo kala duwan ka dhacay. Waxaa ka mid gobolada sida aadka looga banaanbaxay maanta waxaa ka mid ahaa Gonder, Arsi, Dessier iyo gobolo kale. Idaacadaha iyo shabakadaha mucaaradka Itobiya oo arintan wax ka qoray ayaa ku tilmamay banaanbaxyada ay wadaan muslimiinta inay muujinayso maslimiinta inay cabsidii ka adkaadeen oo aanay u aabayeeleynin handadaada ay dawladda Itobiya ku hayso.

 

 

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay