Maalinimadii ay taariikhdu ku beegnayd 16-03-13 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab lagu soo gabagabeeyay korsada Alifle qaybta maamulka.

Koorso halgameedka Alifle ayaa ah koorso ay ka faa’iidaystaan dhalinyaro farabadan sanadkasta ayaa si gaar ah looga bartaa xeryaha Dhadhaab.

Siminaarka ayaa sanadkan ay dhalintu doorteen in ay bartaan qaybta maamulka oo muhiimad gaar ah u lahayd. Koorsadan oo uu bixinayay macalin Axmad luul waxaa socotayna mudo 2ba todobaad ah waxaa ka soo qayb galay dhalinyaro badan oo gabdho iyo wiilal ah waxayna dhalintu sheegeen in ay faa’iido badan kaheleen siminaarka lasoo gabagabeeyay.

G/gundiid
ONA/Kenya

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay