Waxaa noo socda dhacdooyinkii xusuuta lahaa ee halgankeenu uu soo maray. Maanta waxaa marti inoogu ah halgame Cadaani oo inooga qisoon doona maalmihii uu ka soo baxayay Godey iyo Jigjiga wixii kala qabsaday isaga iyo qaar ka mid ah saraakiishii wayaanaha ee doonaysay inay khaarijiyeen madaxdii ONLF inta ku hadhsan een weli ka bixin magaalooyinka oon soo gaadhin xarumahoodii ciidanka.

Sidaan la socono mudane Cadaani wuxuu ahaa waqtigaa commissioner-ka Booliska dalka oo xaruntiisu ay ahayd Godey. Dhacdooyinkaa xiisaha leh;

Halkan Ka Akhri:

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay