Shacab marka lagu soo duulo oo la gumaysto, waxaa lagu barbaariyaa inuu ka liito gumaystayaasha, sidaa darteed ayuu shacabkaasi ku dadaalaa inuu barto afka Gumaystaha iyo dhaqankiisa, isagoo yasaya luqadiisii iyo dhaqankiisii suu isaga dhigo inuu ka horumaray heerkii uu taagnaa. Hasa ahaatee xidhiidhka ka dhexeeya S.Ogadenya iyo gumaysigii Xabashida wuxuu ahaa mid ka duwan sidaa. Wuxuu ahaa mid ku dhisan kuwii la gumaysanayay oo ka faanaya inay ku daydaan gumaystaha oo u arkayay inay xadaarad ahaan ka hooseeyaan. Waxaana dhacday inuu gumaystihii ka kororsaday ilbaxnimo dadkii uu gumaysanayay.

Maqaalkan xiisaha leh ayuu qoraaga kaga warbixinayaa shacabka Ogadenya luqadda ay ka dhexleen gumaysiga Itobiya, taasoo muujinaysa hanka iyo isla-weynida ku jirta shacabka Somaliyeed ee Ogadenya.

” Hooyo waxuu ku hadlayay AF Xabashi Wuuna waysaysane waa sidee?” ayay tidhi gabadh yaroo aragtay wiil weyso u kacay oo markii horena afkooda kula sheekaysanayay askar Itobiyaan ah.

Maqaalkan xiisaha leh Halkan ka akhri.

ONA.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay