Waxaa  la Ogaysiinayaa dhamaan Xubnaha Jaaliyadda Ogadeniya ee Koonfur Africa  Gaar ahaan Xubnaha Ku sugan  Nawaaxiga  magaalooyinka Johannesburg, Pretoria  iyo agagaarka Gobolka  Gauteng  inuu  jirro  Shirweynihii Sanadlaha ahaa  ee Faraca gobolka  Gauteng  oo  lagu qaban doono  magaala madaxda wadanka South Africa ee Pretoria.

Waxaa loogu  baaqayaa dhamaan Xubnaha Jaaliyadda  ee ku Sugan  gobolka Gauteng inay ka soo qayb galaan Shirweynaha Faraca Gobolka Gauteng.

Taariikhda  31/3/2013

Saacada  01. 00am Saacada  S.A Salaada Duhur Kadib

Fadlan Ha moganin Shirweynahan oo lagu falanqayn doono arimo badan oo muhiim u ah aaliyadda iyo halganka shacabka.

Wixii Faahfaahin  intaa dheer kala xidhiidh Telefoonadan Hoose :

–          0735167491

–          0788645533

–           0788141202

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay