Haddii aad tahay muwaadin u dhashay ogadeniya oo ka warhaya dhibaatada loo geysto shacabka Ogadeniya amaba adiga ay dhibaato kuu geysteen Ciidamada Gumeysiga ethiopia iyo kuwa u adeegaba. fadlan lasoo hadal oo ka qeyb qaado barnaamijka Ilays oo lagu eegayo Tacadiyada kasocda Ogadeniya ee lagu hayo shacabka aan waxba galabsanin.

Waxaad si toos ah uga daawan kartaan WWW.ogadennet.com.

Telefanku waa 0047 9580 4018.

Saacadu waa Waqtiga geeska Afrika 8 PM Fiidki

ama Saacada GMT London- 6PM

Toos uga qeyb qaado.

Mahadsanidin

Bahda Ilays TV Norwey,

Ilays TV.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay