Tacsi. Maamulka iyo shaqaalaha Wakaaladda Wararka Ogadeniya waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo eheladdii uu ka shihiiday Marxuum Abdi Abdullahi Sayid oo gacan ka gardaran ay ku dishay magaalada Nairobi ee dalka  Kenya. Anaga oo ku hadlayna maamulka iyo shaqaalaha Wakaaladda Wararka Ogadeniya waxaan ilahay ooga baryeynaa in marxuum Abdi Abdullahi uu janadii fordowsa ahayd ka waraabiyo aamiin, Reerkii, helkii, qaraabadii iyo dhamaan umadda S/Ogadeniyana samir iyo iimaan hakasiiyo. Marxuumku wuu shahiiday ee samir iyo iimaan alle ha naga siiyo.

Waxaan furaynaa bogga tacsida Marxuum Abdi Abdullahi ee ku soo dira tacsidiina.

———————

Dhamaan dadweynaha Somalidda Ogadeniya waxaan la socodsiinaynaa in tacsida Halyey Abdi Abdullahi aad ku diri kartaan bagga sida gaarka loogu talagalay in tacsida lagudiro. Marxuum Abdi Abdullahi waa uu shihiiday.

Marxuumku wuxuu u geeriyooday rasaas ay ku fureen sirdoonka Itoobiya iyo kuwa u adeega waxaana ilahay ooga baryeynaa in janadii fordawso ahayd ka waraabiyo aamiin.


 
 

52 Comments

  1. ciiltire says:

    Inaa lilaahi waa inaa ileyhi raajucuun

    MARXUUM Cabdi Cabdullahi wuxuu ahaa muwaadin u dhiidhiyey dadkiisa iyo dadkiisa waxuuna qayb libaax ka soo qaatay halganka loogu jiro in lagu xoreeyo dhulkeena Hooyo. Waxaan ilahay ooga tuugaynaa in janadii ka waraabiyo qabrigana ilahay u waasiciyo ammmmiiiin caruurtii qaraabadii iyo ehelkii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo aammin.

    Ciiltire

    • abdiaziz says:

      Waxaaan Allaah(swt) uga baryaynaa in uu marxuumka janadii ka waraabiyo eheladii,qaraabadii iyo guud ahaan shacbi waynaha soomaalida reer ogadeniyana waxaan leeyahay Ilaahay samir iyo iimaan ha inaga wada siiyo walaalkeen N/hure Abdi A/laahi sayid oo ahaa geesi umadiisa danteeda ka hor mariyay tiisii gaarka ahayd ilaa ay uga timid tii xaqa ahayd

  2. Abdirahman says:

    Inaa Lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun, kulu nafsi daa iqatul mowd.

    Waxaaan Alle(swt) uga baryaynaa in uu marxuumka janadii ka waraabiyo eheladii, saaxiibadii halganka,qaraabada iyo guud ahaan shacbiga reer ogadeniyana waxaan leenahay Ilaahay samir iyo iimaan ha inaga wada siiyo walaalkeeb N/hure Abdi A/laahi, oo ahaa ageesi umadiisa danteeda ka hor mariyay tiisii gaarka ahayd ilaa uu nastiisii qaaliga ahyd ku waayay.

    HAdii Allah(swt) yidhaahdo waxaan ka xisaabtami doonaa mar dhow ama dheer danbiyada noocan oo kale ah ee loogaysto dadka aan waxba galabsan ee muslimiinta S/ogadenia.

  3. mohamed layan says:

    INAA LILAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
    WAXAN TACSI U DIRAYAA DHAMAAN UMADA REER OGADENIA GAAR AHAAN EHELADII IYO QARAABADII UU KABAXAY MUJAAHID CABDI CABDULAAHI SAYID OO MUJRIMIIN KA XAQDARAN AY KU DILEEN MAGAALADA NIROBI 20/6/2011
    WAXAN ILAAHAY OOGA RAJAYNAAA INUU NAXARIISTII JANO EEBE OOGU BISHAAREEYO INAGANA SAMIR IYO IIMAAN INAGA SIIYO AMIIN AMIIN AAMIIN
    WAXAN KU JIRAA GEEDI DHEER OO. AH. XORNIMO BALANTEENU WAA DADAAL IYO WADA JIR GUUL IYO GOBONIMO VIVA ONLF

  4. axmad xassan says:

    ina lilahi waina ilhirajicuun waxan tacsi udiraya dhaman uda somalida ogadeeniya melkasto ojoogan kar ahan ehelkii iyo qarabadii in sha alh wan u aridoona dilka fulaynimada leh waxan lee ahay dad ka re ogadeniya digtooni halugu jioro

  5. maxamed abdiraxman says:

    Waxaa hubaal ah (inshaa Alaahu) in uu Janatul Fardowsa Qabriga loogu baneeyey isla markaasna uu ka raystay aduunyada iyo dhibkeeda. Balse waxaan jeclaan lahaa in aynu samir badan la imaano. Gaar ahaana qowskiisa ilaahay ha siiyo samir iyo iimaan. amiin.

  6. INAA LILAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
    WAXAN TACSI U DIRAYAA DHAMAAN UMADA REER OGADENIA GAAR AHAAN EHELADII IYO QARAABADII UU KABAXAY MUJAAHID CABDI CABDULAAHI SAYID OO MUJRIMIIN KA XAQDARAN AY KU DILEEN MAGAALADA NIROBI 20/6/2011
    sidoo kale waxaaa tacasidan tiiranyada lehe diraya mamulka jaaliyada ogadeniya ee joka

  7. CAbdullahi says:

    Inaa lilaahi waa in ileyhi raajiicuun.

    Waxaan halkan tacsi ooga dirayaa dhamaan ehelkii Cabdi Cabdullahi Sayid nuure iyo Shacab weynaha Ogadenia Samir iyo iimaan.

    Alle ha u naxariisto Mujahid Cabdi Cabdullahi(Shahiid).

  8. axmad xassan says:

    in sha alah wan guuleysandoona waxan is ku ognahay mintid iyo midnimo iyo is kutashi baaaaaaaaaaaaay

  9. gaal eri says:

    acsi naxdine
    INAALI LAAHI WA INAAILAYHI RAAJUCUUN
    waxan tacsi udirayaa dhamaan umada somalida ogadenia gaar ahaan ciidanka qalabka sida golaha dhexe iyo dhamaan umada xornimada jecel iyo caruurtii xaaskii ehelkii uu kabaxay halgame mujaahid shiid cabdi cabdu laahi

    waxaan ugu baaqayaa dhamaaan umada somalida ogaadeenia gaar ahaan ciidanka qalabka sida golaha dhexe jaaliyadaha in dagdag loogu aaro shihhdka
    geridu waxay dhibaysaa nin kii nabada qaatay waxaa uu oofiyay shihiidku balantii uu ilahay lagalay anaguna waan u aaraynaa
    waa in timihiisu inta ay ahaayeen loogu soo aaraa

    dag dag

  10. Ahmed Abdi says:

    Inaa Lilaahi wa inaa Ileyhi Raajicuun
    Allaha u Naxariisto Naftii hure Sayid Cabdi Cabdulaahi
    wuxuu ahaa halyey qaali ah waddani dhab ah, sharaf iyo cisi ayuu ku dhintay dhamaan shacbiga soomaalida Ogadenya iyo ehelkiisaba samir iyo iimaan Rabbi ha ka siiyo asagana naxariisti janno ayaan Eebbe ooga baryaynaa

  11. INAA LILAAHI WAA INAA ILAAHI RAAJICUUN, geeridu walaalayaal waa xaq waana la wada dhiman, walaalkeena shihiidka ahna jannadii fardawso alla ha oogu bishaareeyo.Waa halgamaa ciidiisa hooyo awgeed maanta god u jiifo.Dhmaan eheladii, qaraabadii iyo asxaabtiiba samir iyo iimaan alla ha ka siiyo, aamin yaa rabi

  12. ABDALLA says:

    innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun.waxaan tacsi tiiraanyo le halkan uga dirayaa cabdi c/llahi sayid eheladiisii iyo dhamaan umada ree ogadenia meel kasta oy joogaanba runtii shahiid cabdi c/llahi wuxuu ka geeriyooday umada ree ogadenia oo dhan lkn waxaan usheegayna kuwii kadambeeyay fal dambiyeedkan inuuna halgankani u joogsanayn qof aad meel cidla ah intaad ka hesheen aad gawracdeen.

    • Ahmed Iman says:

      Inaa-lilaahi wa inaa ilaahi raajacuun!

      Ilahayga qaadirka ah waxaan ka baryaynaa inuu shahaadadiisa ka aqbalo mujaahidkan shahiiday. Cabdi C/hi wuxuu utaagnaa difaacid gobonimada, xoriyada, cadaalada iyo sharafta umada Somalida Ogaadeniya iyo Soomliweyn oo dhan. Rabigeen samir iyo imaan ha inaga siiyo hagankeena waxaa usudaba taagan malaayiin isagoo kale ah oo ka dhabayn inay rabitaankiisii iyo himiladii uu la rabay somalid ogaadeniya, ka biya keenaan Inshaa-allah.
      Ahmed Iman

  13. Danta-Guud says:

    انا لله و انا اليه راجعون
    Alle haka waraabiyo mudanaha naxariistii janatul firdows al aclaa
    ehelkiisana samir iyo iimaan hakasiiyo.
    shacabka ogaadeeniyana waxaan leeyahay ”
    وما عبد عبد الله الا مجاهد قد خلت من قببله المجاهدون ” cabdi cabdulahii Nafti Hure ayuu ahaa wuuna kagadhabayeey wuxuu ahaa, dhiigna waxuu u huray jiritaanka qaran oqaadeenya ladho inuu helo, asago taas kutaagana wuu kudhintay, dhimashaduna waa xaq oo hor buu iyidhi ” Diidi Mayno Geerida Dufulaha Gumaysigu Intuu Dooni Dagaladeena”
    Markale Alle Hakawaraabiyo Janadii Firdows Ahayd Asaga iyo Intii Geesinimo Jidkiisii Kumartay

  14. ABDALLA says:

    waxaan idiin dardaarmi qolyihiina kenya jooga inaad taxadar badan muujisaan. degdeguna wuuba ka reebanyahay hawshan aan wadno.
    KUWII DEDEGAY WAAD UJEEDAAN MEESHAY KUDMBEEYEEN.
    talaaba kasta ood qaadaan waa inay ahaataa mid midho dhal ah.
    geeri hadaan kabaqaynana halganka waan joojin lahayn,sida kuwii cabsaday.
    ALLAHUMMARXAM SHUHA DAANAA WA SHUHADAL MUSLIMIIN.
    ilaahaw xabashi dullee iyo kuwa caawinayaba.
    ilaahaw xabadanada kutoosi xabashida iyo munaafaqiinta caawinayaba.

  15. INNAA LILLAAHI WA INNA ILAYHI RAAJICUUN,
    dhamaan umadda reer ogaadeeniya gaar ahaan CWXO waxaan uga tacsiyaynayaa halayayga naga baxay, n/hure Cabdi Cabdullaahi.
    allaah waxaan ka baryaynaa shahiidka inuu ka aqbalo shahaadada, kuna manaysto jannada Firdawsa, ilaahay waxaan ka baryaynaa ummadda reer Ogaadeeniya samir iyo iimaan buuxa inuu ka siiyo halyayga ka baxay, badal khayr ahna ka siiyo.

    إنا لله وإنا إليه راجعون
    إن لله ما أخذ وله ما أعطى….. لنصبر ولنحتسب……..اللهم اخلفنا في مصيبتنا بخير

  16. ubax says:

    naf walba mawdka way dhadhamin.

    ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo dhaaamnteen isgana qabriga allaha u waasiciyo, waan hubaa inuu ehelu jano ahaa.
    wuxuu haa geesi wadani ah oo u dhartay umadiisa.

    ilaahoow badal khayr qaba ha siiyo qoyskiisii iyo umada Soomaaliyeed ee Ogaadeenya. aamiin

  17. Inaa-lilaahi wa inaa-lileyhi raajucuun waxaa oo ah Mohamed Farah Mohamed xaaskeyga iyo aruurteyda WAXAAN TACSI TIIRAANYO LEH U DIREYNAA mudaajid marxuun CABDI CABDULAAHI SAYID NUUR ehelkiisii iyo dhamaan shacabka dulman ee Soomaalidda reer Ogaadeeniya meelkasta oo ay adduunka ka joogaan waxaana ilaahey ooga baryeeynaa in janaddii fardoowsana ka waraabiyo ummadda Soomaalidda reer Ogaadeeniyana samir iyi ii maaan kasiiyo AAMIIN AAMIIN.

  18. ilays tv says:

    Innaa lillaahi wa Innaa Ilayhi raajicuun. Geeri naxdin weyn oo innaga wada gilgishay weeye hadaan nahay shacabka xorriyada jecel.

    Tuugta fulayada ah ee falkaas geysatay waa in lasoo qabto loona hiiiyo shacabka geesiyada ah ee somalida Ogadeniya.

    Allaah samir iyo imaan ha kasiiyo ehelada iyo qarabada iyo dhamaanten.

    Allaah naxariitisa waasaca ah ha siiyo, Mujahid cabdi cabdulaahi.

  19. Sharif says:

    Waxaan Tacsi u dirayaa dhaamn Shacabka Soomaalida Ogadeenia, Shahiidkii ka baxay. Waxaana sidoo kale, uga tacsiyeynaya eheledii, madaxdii, iyo ururkii uu ka geeriyooday Mudane Abdi Abdulaahi. Waxaana cambaareynayaa Falkan fuleynimada ah ee ay ku kaceen Sirdoonka Itoobiya iyo kuwa u adeega iyaga.

  20. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan shacabweynaha dulma ee gumeeysiga Itobiya ku hoosnool ee Ogadenya ee uu ka geeriyoday marxuunka qaaliga ah, halgame Cabdi Cabdulaahi.

    Waxaan ku leeyahay kuwa falkan fuleynimada ah geeystay: Hogaamiye ama halgaama la dilo qadiyada Ogadenya weey ka gudubtay inay wax u noqoto.

  21. Kudunbuur says:

    Waxaan tacsi u dirayaa eheladii uu ka tagay Cabdi Cabdullahi oo dhawan lagu dilay Nairobi. Ilaahay ehelada samir iyo iimaan ha kasiiyo Aamiin. Waxaan sidoo kale canbaaraynayaa cidii dishay oo aan ilaa hada male mooyee la garann.

    Anoo fursadan ka faaiidaysanayo waxaan iyana canbaaraynayaa dilkii loo gaystay Allaha u naxariistee Sheekh Maxamed Dubad Xirsi oo sidan oo kale dablay aan la garanayn ku dishay Garissa, waxaaan leeyahay labada marxuunba eheladoodii samir allaha ka siiyo. Aamiin.

  22. zakariye says:

    Inaalilaahii waa inaa ilahi Rajacuun ilaahy ha unaxariisto halyayga kuwii kadanbeeayayna ilahay calaamo haka muujiyo…

  23. INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUN.
    Waxan tacsi udiraya dhamaan ehalkii, qaraabadi, saxiibadii iyo dhaman bulshada somalida reer ogadenia waxana leehay walalaalayaal ilahay samir iyo iman iyo badal khayr qaba hainaga siiyo isagana janatu fordowsa ha kawaraabiyo waa mujaahide mujahidintana ilahay ba ubalan qaday dambi dhaf. Marxum cabdi cabdulahi sayid nuure wuxu ahaa geesi, halyey, mujahid ehludin ah wuxuna meel wayn kagalaya taariikhda balaadhan ee soojirenka ah ee umada s.reer ogadenia. waxana balanqadayna inuu dhiig kadambayn kufarxaw nafta waa oo naarti alle kugee aamin aamin

  24. zakariye says:

    waa Tacsi xanuun badan laakin umada reer Ogadenia arintaas fulaynimada ah ku joojin mayso dagaalka ay ku doonayso xoriyada mana noqon doonto midna cabsi galiya ee waxuu noqondonaa mid aan cadho, adkaysi, geesinimo iyo colaad hor leh ka qaadno reer ogadenia dhamaan waxaan u dar darmayaa in ay gacmaha is qabsadaan oo cawadaha iska ilaaliyaan dantoodna umidoobaan.
    alaahu agbar

  25. Axmed Yaasiin says:

    Geeridu waa xaq, waxaan Ilaahay uga baryayaa marxuumka inuu Jannadii Firdawsa ahayd geeyo, ehaladiisa, iyo dhammaanba shacbiga Ogaadeenyana samir iyo iimaan ka siiyo.

    Dilka Cabdi Cabdullaahi wuxuu sii xoojinaya dareenka dhabka ah ee waddaniga doonayo inuu dalkiisa iyo dadkiisa ka xoreeyo gumaysiga daciifka ah ee damiir laawaha ah.

    Guushu way iman, halgamuhuna farxad buu ku ciidi, halyayada naga shihiidayna duco iyo karaamayn baanu ku xusi doonaa haddii Eebe idmo.

  26. Mohamed Digaale says:

    IINNAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN, ALLAAMUMM AJIRNAA FII MUSIIBATINAA WAKHLUFNAA KHEYRAN MINHAA,

    TACSIDAAS TIIRAANYADA LEH KADIB ITOOBIYA WAXAAN USHEEGAYNAA IN AAN USOO AAR GUDEYNNO GEESIGAAS AY SIDA FULAYNIMADA UDISHAY WAXAANA OOGA SOO AAREYNAA OGAADEENYA DHEXDEEDA WAA BALLAN TAASI CIIDANKIISII IYO GUUD AHAAN SHACAB WEYNAHA SOOMAALIDA OGAADENYA WACAD AYAY WADA MAREEN.

    RUUXII DHIIG LAHOOW DHAQAAQ

    GUUL IYO GOBANIMO

  27. abdala says:

    waxaan ilahay uuga baryaynaa in ilahaya janadii ka waraabiyo walaalkeen Cabdi Cabdullahi Sayid Nuure Caruurtii iyo Xasaskiina uu ilahaya ka siiyo Samir iyo Imaan Amiin

  28. waxaan tacsi udirahaynaa dhamaan umada somalida reer ogadenai gaar ahaan eheladii iyo qaraabadii iyo caruurtii uu ka shihiiday mujaahid halgame c/c/laahi ilhay janadii haka waraabiyo umadana sanir iyo iimaan alaha kasiiyo amiin waxaa tacsi dirahaya [jowhar khaliif shariif axmed iyo cabdi taajir muxumad qani samir iyo iimaan alaha naga siiyo amiin

  29. INAA LILAAHU WA INAA ILAYHI RAAJI CUUN WAXAAN TACSI TII RAANYO LEH UDIRYAA DHAMAAN UMADA REER OAGADENIA ,, GEERIDA NAXDINTA ;LEH , IYO DILAK FOOSHA XUN EE LOOGAYSTAY ,, HALGAME ,N/HURE(SHIHIID ) CABDI CABDULAAHI .. WAXAAN GUUD HAAN U TACSIYAYNAYAA DHAMAAN UMADA REER OGADENIA MEEL KASTA OOAY JOOGAAN,, GAAR AHAAN EHELKII IYUO QARAABADII UU KA TAGAY .., ILAHAYNA WAXAN UGA BARYAYAA JANADI FARDOWSA GEEYO..)WAXAA INAALAHY KABARYAYAA IN GACANTI KA XAQDARAYD EEDISHAYNA SI DAGDAG USO QABTO .

  30. as ca wa dhamaan mahda ogadennet.com, iyo dhamaan shacabaka reerogadenia..
    # kadib waxaan utacsiyayn hayaa , Eheladii iyo qaraabadii, uu ka geeriyooday iyo dhamaan shucuubta qadiyada jecel ee reer ogadenia,, in ILLAAHAY, samir iyo iimaan inaga wadasiiyo abdi abdulahi sayid.. waxaan Illaahay ooga baryaynaa in uu janatul firdowsa kawaraabiyo, danbiigasana dhaafo..
    waxaa dilashay marxuumka gacan ka xaqdaran,, wuuna shahiiday, waa shahiid,,, ilaahay haa udanbi dhaafo , ha na u naxariisto aamiin aamiin aamiin.
    Takale, kuwa falkaas fulaynimo sameeyay, waanu canbaarayn haynaa, dawlada kenyana waxaan kacodsanhaynaa in ay horkeento cadalaada, waa gafwayn oo loogaystey in wadankeeda falka noocaas ah lagufilo.

  31. Maxamed Yusuf says:

    ASCWW
    Inaalillahi waa inaa lillayhi rajuciin
    Mujaahid Cabdi cadullahi wuxuu ku dhintajid xaq ah Gacan cadow oo tabardaran ayaa gaaday, kadib markii uu ciidamadii uu hogaaminayey jab adag ugu geysteen goobaha dagaalka ee Gudaha Ogaadeeniya.

    Mujaahidka Janadii fardosa allah ka waraabiyo Ehelkii uu iyo JWXO allaha ka samir siiyo.

    Xaaji Maxamed

  32. Daahir tamuuje says:

    Anaoo ku hadaaayay magaceyga iyo magac dhamaan qoyska ree xasan cabduulaahi guuleed{tamuuje}waxaan leeyahay.
    nafwwalba way dhiman :ilaahay waxaan ooga barayanaa :mujaahid:cabdi
    cabdullahi. janaddii fardowsa ahayd dhamaan qaraabadii ehaladii iyo ummadda soomaalidda ree ogadinia waxaan leenahay samir iyo iimaan gaar ahaan caruurtiisa xaasakisii iyo cwxo marlabaad jadii ilaah haka waraabiyo aamiin

  33. shilaabo says:

    waxaan halkan uga tacsiyaynayaa naftii hure cabdi cabdulaahi oo ay dishay gacan ka xaqdaran laguna dilay qab fulaynimo ah waxaan leyahay dhamaan reer ogadenia samir iyo imaan ilahay ha inaga siyo eheladii iyo qarabadii uu ka tagayna samir iyo imaan ilahay haka siyo waxaan idin shegayaa dhaman reer ogadenia dhimashadu wa xaq wanan gulaysan donaa ogadenia way xorobi insha allaah wayanaha nagama haysan karo dalkanaga waxaa ino balan ah mintid isku tashi guul ha nolaato jwxo

  34. muadin says:

    ولنبلونكم بشء من الخوف والجوع ونقص من الأموال والثمرات وبشر الصابرين ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, إنالله وإنا إله الراجعون
    waxaan halgan uuga tacsiyaynayaa dhamaan umada islaamka ah ama jecel
    xoriyada inasaanka islamarkaana neceb gumaysiga iyo inta iyo wixiilahalmaalaba
    marka xigtana waxaan utasiyaynayaa shacabka soomalida ogadenia
    eewaayay halyeeygiiqaaliga ahaa mujahid cabdi cabdulahi
    markaxigana ilaahay waxaa uwaydiinayaa inuu janadiisa kawaraabiyo
    laahuma aamiin

  35. Ahmed yare says:

    Inaa lilaahi waa inaa illehum raajicun Abdi abdullahi sayid allaha u naxariirsto Qoyskii uu ka baxay na samir iyio iimaan allaha ka siiyo janadiina illahay ha ka waraabiyo amiin abdi abdullahi waxaan illahey uga baryeeynaa inuu illahay janada kuwuu ugu bishaareeyay ka dhigo isgaaba isgoo halgan ku jira gacan ka xaqdaran dishay waxaan umaleeynayaa inuu 1000 jeer ka fiican yahay kuwa uu horseedka u yahay abdi ileey ee facoon u shaqeeyay sidii dadkooda u gumaadilahaayeen Tariikhdu ayadaa isa saxda ee ruux ma saxo nina baal madoow buu ka geli sida ileey iyo amxaar daa uud iwm nina baal dahab ayuu ka geli sidaa shihiidiinta uu abdi abdullahi sayid u horeeyo waa la ada xisaabtami ogaden wuu is yaqaanaa uma maleeynayo inuu waqti badan haray ee waa inaan fadhiga ka kacnaa VIVA OGADEENYA

  36. ina lillaahi wa ,inaa,ilaahi raajicuun, waxaan uga tacsiyaynayaa dhamaan shacabka tulman ee s/ogadenia mujaahid cabdi cabdullaahi,oo,ahaa nin aad ujeclaa shacabku ,aykuna jeclaayeen geesinimadaiyo goaan ,adkida, waxaana kulatalinayaa dhamaan shacab weynaha reer oagadenia in ay kufiiriyaan ilfeeyig,halgankuna ma istaagayo nin qaali ah ooshihiiday bal wuu siisiyaadi maxaayeelay halgankaa sidaas ,ah,waxaan usheegaynaa cidii kadanbeysay,in sidhakhsa, ah ,loo abaal,marin ,,aduunka ,kii ,aakhirana wuu ,udanbeeyaa,,dhamaan shacabku wuu ogyahay cidii kadanbeysay iyo kuwiikuluglahaaba,jwxo way oktahay caawa cidiikadaybeysay,

  37. waxaan uagadirayaa tacsi anigoo kuhadlaya ,afka culimada magaalada dhagaxbuur shacabka reer oagadenia geerida kutimid marxuum cabdi cabdulahi oo ,ahaa nin aad loo jeclaa,cadawgana ,aad uwiiqay ,laakin waxaanleeyahay ma istaagayo halganku isaguna wuxuudoontay janadiisa maxaayeelay ilaahay baa kuyidhi qura,anka karimka,ah,ha kudhihina waydhinteen kuwa kushihiiday wadadiisa ,waynoolyihiin rabigooda cindigiisa,ilaahay baana ,arsuqa,ugudabeeyntii waxaan leeyahay ahaanunahay culimada,haba nagu adkaato xaaladumaanta,in,aanu siixuujinayno taageerida halganka xaqa,ah,mujaahidiinta ta waxaan leeyahay guulaysta ee siiwada idinkaa haya dariiqixaqa,ahaa

  38. Ashir Abdi says:

    Tacsi dhamaan bulshada somalida Ogadeenya guud ahaan gaar ahaana ciidaanka JWXO Madaxda JWXO Hawl wadeenada Halganka waxaan leenahay ilahay samir iyo sad khayr qaba ha inaga siiyo Halyaygii wadanigii sharafta badnaa Halgame Abdi Abdulaahi Marxuumkana waxaan Ilaahay ooga baryaynaa inuu naxariistiisa ugu bishaareeyo qabrigana u waasiciyo Halgankii uu soo bar baariyay qaraabadii saaxiibadii eheladii dhamaan dadkii jeclaana samir iyo iimaan ilahay ha ka siiyo Aamiin Aamiin Aamiin

    Cadawgiisiina waxaan u sheegaynaa inayna dhimanin fikradii geesi nimadii wax qabadkii Haalgame Abdi Abdulaahi Allah ha u naxariistee

  39. Caydaruus says:

    Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilahi Raajicuun. Halgame, Naftiihure, Geesi, Wadani waa ereyada maskaxdayda kusoo dhacay markaan maqlay geeridan ku timi dhamaan shacabwenaha Ogadenia. Alaa yarxam Cabdi Cabdillahi. Yaa Rabbi ugu abaalgud Janatul Firdoosa. Shahiidku ma dhinto ee wuu dhuuntay. Gacan ka xaqdaran baa dishay. Waxuu ahaa geesi gumaysiga neceb. Maalin ay gaadhana kuwii fuliyey dilkan fulaynimada ee waxuushnimada ah waxaa lasoo taagayaa cadaalada ama ifka ama aakhiro. Reer Ogadenia kuma ilaawayaan, halgankana way wadayaan inta himiladaadii lagaadhayo oo ah xoriyada Ogadenia. Waxaad tariikhada ka gashay baal dahab ah, geeridaadana ma noqon doonto mid halkaa lagu ilaawo.

  40. Jwxo-chicago-birqod says:

    أنا للي وانا اله راجعون. Waxaan halkan tacsi ugadirayaa umada somalida ogaadenya iyo naftood hurayaasha o n l f waxaan leeyahay samir iyo iimaan Ale ha inaga wada siiyo …..

  41. innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun alle ha u naxariisto hal yey cabdi cabdullaahi hana loo aaro ninkii gooyey nafta hal yeyga waa in uusan ka hadhin ummadda heer ogadeeniyaay khaasatan ciidanka jxwo waad taqan godobtiina ninka gala saad u gawracdaan guulaysta halgankuna waa geedi socodkiisii asagana gargaar eebe alle hagaliyo I nnaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun

  42. DIINI SHEIKH HASSAN says:

    INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN ale ha unaxariisto marxuum mujaahid abdi abdullahi sayid nuure waxana leyahay ilahay janadii firdosa hakawarabiyo ehelki iyo qarabadii iyo saxaabtii iyo dhamaan umadda somalida ogadenia oodhana samir iyo iimaan hakasiiyo amiin amiin inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

  43. axmed says:

    inaa lilaahi winaa ilyhi raajicuun tcasi xanuun badan dhamaan mujaahidiinta caalamka iyo inta xoriyada jecel ee guumaysiga neceb iyo umada somalida ogadeniya ee xoriyad doonka ah iyo ehelkii iyo qaraabadii mujaahid cabdiraxman cabdulahi (sayid) ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo isagana shahadada ha u aqbalo janatul firdowsana ale ha kawaraabiyo halgankana booskii uu ka hayay badal khayr qaba haku soobadalo aamiin aamiin aamiin

  44. ASC INALILAHI WA INA ILAAHAY RAAJUCUUN anigoo ah FAISAL GANTAAL waxan halkan tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaa ilahay ha unaxariistee HALYAYGII WAYNEE EE REER OGADENIA DHAMAAN CABDI CABDULAAHI SAYD WAXAAN TACSIDAN UDIRAYAA UMADA SOO MALIDA REER OGADENIA IYO EHELADIISII IYO QARAABADIISII XAASASKII IYO QARAABADII IYO CARUURTIISII WAXAN KALOON UTACSIYADAYNAYAA CIIDAMADA QALABKA SIDE EE JAWXO EE UU MASUULKA KA AHAA ILLAAHAY SAMIR IYO IMAAN IYO BADAL KHAYR QABA HA INOOGU BADALO AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIN

  45. c/casis xassan says:

    alaha unaxariisto halgamaa cabdi c/laahi ehekiisii,qaraabadiisii iyo umada reer ogadenyana samir iyo iimaan ha ka siiyo.

    aamiin.

  46. Carab says:

    INA LILLAHI WA INNA INLAYHI RAAJICUUN

    Waxaan tacsi tiiraanyo leh halkan uga dirayaa dhamaan umada somalida Ogadenya iyo gaar ahaan eheladii iyo qoyskii Halgamame, Naftiihure Mujaahid Cabdi Cabdullahi. ILLAHAY waxaan uga baryayaa inuu Naxaristiisa u waasiciya shahaadadana uu ka Aqbalo.

    Amiin Amiin Amiina.

  47. cabdi xubi says:

    Waxaan halkan tacsi ooga dirayaa helladii,qosaskii iyo dhamaan umada s/ogadenia meelkasta ooy jooganba gaar ahaan saaxiibadiisii halganka inuu ilaahay samir iyo iiman inaga siiyo isagana naxariistii jano ilaahay kawaraabiyo isaga ayaana maanta karun sheegay balantii uuqaaday una shihiiday

  48. Abdiaziz says:

    Cabdi Cabdilaahi wuxuu ka shahiiday dhamaan somalida ogadenya.
    Samir iyo iimaan allaha hanaga wada siiyo.

    Amiin Amiin

  49. dhuure qorahay says:

    ilaahay naxariistii jano ha siiyo mujaahid abdi abdulaahi
    waxaan shaki igaga jirin inay u aar gudayaan guutoo yinkii ka soo qalin jabiyay kuliyadihii cabdi abdulaahi
    oo hinta iyo af qadhmuunkuna ku dambayn ethiopia iyo maxaysatada ay samaysatay

  50. dhuure qorahay says:

    shacabka reer ogadenia waxa waa jib ku ah inay naf iyo maalba u huraan halgankooda geerina diyaar u noqdaan gobonimo aan dhiig ku daadanin lama gaaro
    gool iyo gobonimo

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay