Dad badan oy isaga murugsanayd ereyga Daba-Qoodhi iyo qofka loo nisbayn karo inuu yahay Daba-Qoodhi ayaa maqaalkan markuu akhriyo si fiican uga bogsoon doona. Si loo fahmo erey wax tilmaamaya, waxaa lagama maarmaan ah in marka hore la ogaado ereygaa xididkiisa iyo baahida keentay erey-bixintaa.

Maqaal laga qoro Daba-Qoodhi oo ka miisaaman maqaalkan uu nala wadaagay Qoraa Cabdiraxmaan Hollywood horey iima soo marin. Waxaanan rajaynayaa qofka akhrista maqaalkan inuu ereygaa u isticmaali doono qofka ku haboon, midka wata sifooyinkaa uu qoraaga sheegayna uusan diidi doonin in lagu tilmaammo Daba-Qoddhinimo.

Halkan Ka Akhri

 

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay