Qoraaga maqaalkan wuxuu horey uga tirsanaan jiray maxaysatada Liyu-police-ka ee loo yaqaano Hawaarin. Wuxuuna ka mid ahaa siduu maqaalakiisi hore ku sheegay kooxdii ama regiment-gii ugu horeeyay ee loo tababaray arimaha xasuuqa shacabka ahee uu ka warbixiyay.

Faysal wuxuu diiday dhibaatada shacabka lagu hayo, wuxuuna si dhuumaal ah uga soo baxsaday Hawaarintii isagoo hadda ku sugan meel amni ah, halkaasoo uu kala xidhiidhay haya’adaha qaabilsan xuquuqul insaanka iyo saxaafadda caalamiga ah oo uu uga xogwaramay dhibaatada ay ciidamadii uu ka tirsanaa u gaysteen dadweynaha gaar ahaan reer-guuraag ka agdhow goobaha dagaalka oo uu sheegay in loo laayo waxay odhan jireen ku buuxi oo ah in Cabdi iley la tuso dhalinyara badan oo la laayay oo looga dhigo inay ahaayeen ONLF. Maqaalkan xiisahaha leh ee ka xogwaramaya waxyaabihii soo dhex maray Cabdi iley iyo Daauud Axmaar ;

Halakn Ka Akhriso

 

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay