Waxaan maanta halkan idiinku haynaa warbixin iyo wareysi laga qaaday dhlinyaradii ka soo carartay maxaysatada Hawaarin oo soo gaadhay dalalka dariska midkood oo halkaa ugu waramay saxaafadda. Halkan waxaan ku xusaynaa un qayb ka mid ah xogta ay dhalinyadan bixiyeen oo muujinaya dhibaatada uu Cabdi iley u gaystay shacabka Ogadenya oy adagtahay in si dhibyar loo iloobo. Wareysiyadaa oo filim ah ayaan marka ay soo baxaan idinla wadaagi doonaa. Inta ka horeysa maqaalkan uu ka diyaariyay Qoraa Axmad Cadi wiilka magaciisa la yidhaahdo Faysal A. Maxamad Geedi oo ka tirsanaa regiment 25aad;

Halkan Ka akhri

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay