Waxaan ka helnay qoraalkan nin kula kulmay Axmad nashaad magaalada Doxa oo muddo la sheekeysanayay uu ku ogaaday hadafka uu leeyahay Axmad nashaad iyo arima badan oo u muujiyay inuu si toos ah ugu xidhnaa sirdoonka Itobiya muddo fog.

Xogta aad ka heli doontaan maqaalkan wuxuu noo sheegay qoraaga in la hayo isagoo cod ah oo kaydka uu ku jiro lana soo dayn doono waqtiga munaasabka ku ah.

Maqaalkan qaybtiisa 1aad;

Hakan ka akhri

ONA.

 
 

2 Comments

  1. CANBUULO OGLE
    April 12, 2013 – 7:53 pm

    Your comment is awaiting moderation.

    HORTA NINKANU MA OGTIHIIN INNUU YAHEY NINKII SHIRQOOLEY ALLAHA HA U NAXARIISTEE DR DOLAL OO KU HOGGAAMINAHEY TELEPHONKA CIIDDAMADA GUMISIGGA EE ETHIOPIA UUNNA U SOO WACAHAYEY DAQIIQAD WALBA DR DOLAL ILLAA LA DILEY DR DOLAL MARKAAS WAXAAN U SHEEGAHAYAA INNUU YAHEY NINKANI GACAN KU DHIIGLE UUNNA YAHEY DAMBIILE

  2. wadani says:

    waxaan aad ulayaabaa dadka iswaydiiya dadka qaarkood sida nashaad iyo ina ilay war dadka magarashaxumo ayaa haysa mise waxbaa si ka ah waa gii aan maqlay axmed nashaad waxa uu u shaqeeyaa ethiopia waay ahayd 2002 doolaala in ay iyagu dileen kana danbeeyeen shirqoolkiisa qofkii wax garad ahi waa ogyahay wayna ku hooydeen waxuuna ahaa alaah ha u naxariistee ninka ay ugu nacebyihiin onlf waagii ay iska dhigijireen muslimiin fiican waxay odhanjireen hadii onlf fiicantahay may iskaqabtaan doolaal ama waxay odhanjireen hadii aymuslimyihiin may iska qabtaan doolaal oo ay uhaysteen ningaala ugu danbayna waxaa iska kaashaday dilkiisa ina ilay iyo nashaad wayna soobixi iyada oo sida qoraxda u eg wayna ku hoydeen markii ay ogaadeen in aydileen waxayna sii faafiyeen in uu socday labacisho dagaal socday oo ay kaqaybqaateen diyaarado habayaraatee wax kajirayna majirin ee waxay ahayd raad gadasho hadhacaan nashaad iyo ina ilayba waa labo dhagarqabe

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay