Wacan oo wanaagsan akhyaarta qiimaha iyo qaayaha lehoow; waa markale iyo barnaamijkeenii Taariikh halgameedka CWXO. Barnaamijkeenan oo ah qaybtii 3xaad  waxaanu ku soo qaadanaynaa Hawlgalkii loogu magac daray:- CIRJIIDH.

Hawlgalkan Cirjiidh wuxuu ka mid yahay hawlgalada ay CWXO fuliyeen ee qabjabinta ku riday gumaysiga, taasoo aad ka fahmi doonto taariikhda dagaalkaa iyo siduu u saameeyay geedi-socodka halganka gobanimadoon ee ka socda Ogadenya.

Naftii-hure Shamsadiin Cumer (TAKHAL) oo kamid ahaa Naftood-hurayaashii fuliyay Hawlgalkii Cirjiidh ayaa halkan inuugu soo bandhigi doona xasuustiisa.

Halkan Riix.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay