Waxaan ka helnay warbixintan oy wehliyaan sawiro iyo filmo muhiim ah oo ka xogwaramaya xaqiiqada dhabta ah ee ka jirta magaalada Jigjiga muwaadin socdaal ku tagay Jigjiga. Warbixintan oon waqtiga xaadirka ah muwaadinka soo diray magaciisa aan ku soo koobi doono –Daahsoone– oo afka Ingriiska ku noqonaya –Undercover- marka la qiimeeyo hawlaha uu fuliyay/fulinayo, wuxuu kaga warbixinyaa sababaha uu u tagay Jigjiga, magaca uu ku tagay iyo wuxuu kala kulmay. Soo dhaweynta uu kala kulmay eheladiisa iyo dhalinyarada ku jirta dugsiyada iyo xogta uu soo ururiyaya ayaa sidoo kale muhiim ah. Maqaalkaa iyo sawirada uu ka soo diray Jigjiga;

Halkan ka Akhri

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay