Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya OYSU ee San Diego iyo Los Angeles ayaa si wadair ah waxay uga qaybgaleen Snadguuradii 2aad ee Socodka loogu talagalay in lagu gaadhsiiyo caalamka fariinta ah in la joojiyo Xasuuqa. Socdkan oo la qabtay 14kii April ayaa si xoogan loogu ifiyay dhibaatada ay ciidanka Itobiya ku hayaan shacabka Somalida Ogadenya halkaasoo daweynihii ka soo qaybgalay loogu sharxay laguna daawadsiiyay sawiro iyo qoraalo ka warbixinaya arintaa.

Cabdiraxmaan Hollywood.
ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay