Bisha May 5teeda ayaa socdaal dhoolatus ah oo loogu magacdaray Mayday Parade lagu qabtaa sanadwalba goobta Bloomington Avenue halkaasoo ay shucuubta kala duwan ee ku nool Minneapolis ku soo bandhigaan dhaqanadooda iyo qadiyadhooda. Sidaa darteed Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda OYSU ayaa sanadkan isu diyaariyaya inuu ka qaybgalo Dhoolatuskaa oo uu ku muujiyo dhaqanka shacabka S.Ogadenya iyo qadiyadooda Aaya-ka-tashi.

Waxaa laga codsanayaa dhamaan Dhalinyarada inay ka qayb qaataan Dhoolatuskaa. Wixii Faahfaahin ah halkan ka akhri:

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay