Dhamaan xubnaha jaaliyada Ogaadeeniya ee Koonfur Afirka gaar ahaan Xarunta ayaa waxaa la ogaysiinayaa inuu jiro Shir Muhiim ah oo dhamaan xunbaha laga codsanyo in ay kasoo qayb galaan.

Shirka ayaa wuxuu ka dhici doonaa Magaalada Uitenhage maalinta berri ah oy taariikhdu tahay 24/04/2013 waqtigu waa  1:30 pm.

Ka soo qaybgal wanaagsan.

Wixii faah faahin ah kala xidhiidh xaafiiska JOKA.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay