Qaybtii 1aad ee maqaalkan wuxuu qoraaga si fiican ugu sharxay macnaha Horumar iyo siday u qeexeen culamada Dhaqaalaha qodobada muujiya inay dawlad horumar samaysay iyo in kale. Sidoo kale wuxuu ku qeexay qoraaga nolsha dhabta ahee ay ku noolyihiin shacabka Itobiya oo filamada laga duubay ay muujinayaan cadadka tirada badan ee subax walba u soo raashin doonta qashinka lagu daadiyo Addisababa.

Qaybta 2aad ee warbixinta qoraaga maqaalka mudane Xassan Macallin wuxuu ku eegayaa dhaqaalaha sidoo kale laga sheegayo dalkeena Ogadenya iyo sida loo cadaadiyo dadka shacabka ah.

Halkan hoose ka akhri maqaalka;

Q2aad ee Dawlad Horumartay Dadkeedu Ma Qashinkay Cunaan?

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay