Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan xubnaha iyo hawladeennada jaaliyadda Soomaalida Ogadeniya ee ku dhaqan dalkan Finland inuu shirkii jaaliyadda dhici doona maalinta Axada ee taariikhdu tahay 12.5.2013 hadii Eebbe idmo saacaddu waa 3:00 galabnimo goobtuna waa Xarunta jaaliyadda.

Waa shirkii xubnaha ee billaha ahaa ee yaan la moogaan wixii faahfaahina kala xidhiidh maamulka jaaliyadda.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay