waxaa la ogaysiinayaa dhamaan umada soomaaliyeed ee ku nool wadanka koonfur Afrika in uu dhacayo mudaharaad aad u wayn barito subaxdii oo ah 10/05/2013. Mudaharaadkaas oo ka dhacaya xarunta Qaramada midobay ee pretoria. Banaanbaxan oo ay iska bahaysteen shucuubaha ku hoosjira gumaysiga Ethiopia waxaa  si wada jir ah usoo qaban qaabiyay
1- jaaliyada soomaalida ogaadeniya  ee koonfur afrika
2- jaaliyada oromia ee koonfur afrika
3- jaaliyada axmaara ee koonfur afrika
4- maxadka muslimiinta Ethiopia ee koonfur afrika
5- madaxa kaniisadaha Ethiopia ee koonfur afkia

dhamaan waxay ka midaysan yihiin sidii looga hoos bixi lahaa taliska wakhtigisii dhamaaday ee cabudhiska iyo cadaadiska caadaystay ee ka taliya Adis Ababa

mudaharaadakn ayaa hordhac u ah midka wayn ee kadhici dona magaalada Adis Ababa 25/may/2013
dhamaan dad waynaha soomaaliyeed meel kasta oo uu kusugan yihiin waxaa ugu baaqaynaa in laga soo qayb galo
wakhtiga oo aad u yar dartii.

taariikhda mudaharaadka  10/05/2013
saacadu                                 10:00 am  subaxnimo
goobtu uu kadhacayo          UN build in Pretoria (dhismaha UN)

mudaharaadayaasha ka imaanaya magaalada pretoria dhexdeeda  waxaa laga dhaqaqayaa Pretoria west
mudaharaadayasha ka imaanaya Johannesburg  dhexdeeda waxaa laga dhaqaaqayaa Jeppe and Delvers street.

WIXII FAAHFAAHIN AH LAXIDHIIDH
0835884656
0740227222

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay