Waxaa shir isugu yimid maamulka iyo xubnaha jaaliyadda S.Ogadneya ee Kenya. Shirkan oo looga arinsanayo arima quseeya jaaliyadda oy ka mid tahay doorashada maamul cusub sida uu qorayo xeerka jaaliyadda. Waxaa khudbad ka eediyay furitaankii shirka Gudoomiyaha Jaaliyadda Kenya uu kaga xogwaramay halganka iyo doorshada maamulka cusub ee jaaliyadda.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay