Jaaliyadda Sidama ee waddanka Ingriiska (The Sidama Community in UK (S.C.UK) ayaa maalinta 24-05-2013 isugu iman doona xuskii 11aad ee dadkoodii sida naxariisdarada ah ay xukuumadda TPLF/EPRDF ugu gumaadeen Hawassa.

Waxay jaaliyadda Sidama ka codsanayaan jaaliyadda S.Ogadenya eek u dhaqan cariga Ingriiska inay kala soo qaybgalaan xuskan naxdinta leh, iyadoo munaasabadaa lagu eegi doono heerka uu gaadhsiisan yahay xasuuqa ay xukuumadda Itobiya ku hayso shucuubta labada jaaliyadood.

Taariikhda uu dhici doono xuska iyo goobta waa sidan:

Date : 25 May 2013

Venue : GHARWEG, Training Centre
5 Westminster Bridge Road
London, SE1 7XW
Time : 10am—1pm

Travel, Bus routes, 1, 12, 53, 59, 68, 148, 171, 172, 176, 344, 360, 453, C10
Tube Bakerloo Line—Lambeth North Station, Northern Line Elephant and
Castel Station

The nearest Bus stop is St. George’s Circus.

Hees Baroordiiq ah oo lagu xusayay munaasabadaa halkan ka daawo:

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay