Waxaa Kulan uu ku dhex maray maamulka faraca jaliyada S.Ogadenia ee Western Cape iyo maamulka jaliyada Orimiya ee Western Cape. Shirkan ayaa wuxuu ku sabsanaa isbarasho iyo sidii laysaga kashan lahaa wax yaabo badan oo quseeya labada jaaliyaood.

Kulanka oo aad muhiim u ahaa ayaa waxaa looga wadahadlay oo kale xaaladaha ka jira guud ahaan Itobiya gaar ahaan labada dale e dariska ah, waxaana laysku afgartay in  laysugu yimaado kulamo kale

M.A.SALAM/Cape Town

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay