Waxaa ka soo laabtay socdaal hawleed uu ku tagay Ogadenya Gud.Ku-Xigeenka Hogaanka Warfaafinta JWXO mudane M. Shariif. Intuu la joogay CWXO ama uu dhex socday dalka wuxuu u kuurgalayay mudane Shariif hawlaha halgan ee ka socda gudaha iyo nolosha dadweynaha sida ay tahay iyo xidhiidhka ka dhexeeya shacabka iyo N/hurayaasha CWXO.

Warbixintan oo qayb ka ah warbixino maqal iyo muuqaalba leh ood kala socon doontaa IleysTV marka la dhamaystiro oo mudane M. Shariif ka keenay gudaha dalka ayaad ku ogaan doontaan xog rasmi ah oo aan dacaayad lagu badhxin.

Halkan Ka Akhri:

SOCDAALKAYGII OGAADEENYA 

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay