•Wuxuu Maamulka JOKA canbaraynayaa falka fulaynimada iyo waxshinimada ah ee xadgudubka ku ah sharafta iyo dariswanaaga u yaala dawladaha xorta ah, ee ay fulisay Jabhada tigreega ee ku amar-taaglaysa shucuubata dulman ee ay ugu yeedhaan Ethiopia iyo shacabka Soomalida Ogaadenya iyo kan Soomaliyeedba.

•Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeenya gaar ahaan, Gudida fulinta, xubnaha Golaha dhexe iyo Masuuliyiinta iyo Ciidanka Waddaniga Xoreyna Ogaadenya iyo shacabka gudaha Ogaadenya ku sugan iyo dhamaan Jaaliyaadaka Qurbaha iyo eheladi iyo qaraabadii uu katagay IYO dhamaan dadka jecel gobanimadoonka umada Ogadeneya iyo geesigii halayay caaqilkii Allaha u naxariistee Marxuun Cabdi Cabullahi.

ILAAHAYNA JANATU FIRDAWS ACLLAA HAKARAABIYO. Isaga iyo intii u shihiiday xoriyad gaadhsiinta umada Soomaalida ogaadeeniya.

Waxaan ka codsaneenaa umada Ogadeneya meel ay joogaanba in ay ka foojignaadaan falalka nooocan oo kale ah.

Maamulka JOKA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay