Kumanaan Itobiyaan ah ayaa si lama filaan ah isugu soo baxay wadooyinka waaweyn ee Adisababa iyagoo ku dhawaaqaya waxaan rabnaa xoriyad iyo hala soo daayo maxaabiista siyaasadeed iyo saxafiyiinta.

Banaanbaxan ayaa kadis ku ahaa xukuumadda EPRDF/TPLF oo aanay ka sii tabaabushaysanin, taasoo u saamaxday banaanbaxayaasha inay wadooyinka waaweyn ee magaalada maraan iyagoo si geesinima leh u dalbanaya xuquuqdooda. Banaabaxan ayaa ah midkii ugu horeeyay ee noociisa ah oo gelgela Adisababa tan iyo banaanbixii dadka badan lagu laayay 2005tii.

Isbadala badan ayaa la filayaa la mid ah dhaq-dhaqaaqii lagu riday boqor Xayle Salase dhamaadkii qarnigii tagay.

Halkan Riix:

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay