Waxaa maanta ka dhacay barnaamij ay soo qaban qaabisay ololaha IF oo ah ururweyne ayku bahoobeen in kabadan 170 Urur si loo dabar gooyo macaluusha ka jirta Aduunka. Jaliyada Ogadeniya ee London ayaa barnaamijkan ka qeyb gashay oo halkaas ka faafisay macluumaadka la xidhiidha dhulka Somalida Ogadeniya. Dhowaan Filo Filimaan iyo Warbixin dhameys tiran.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay