Jeelka aan buuxsamin ee loo yaqaano jeel ogaden ayaa waxaa ku umul raacday gabadh ree Ogadeniya ah taariikhdu markay ahayd 6/June/2013.

Gabadha jeelkan fooshu ku qabatay ayaa geeriyotay kadib markii loo diiday inay hesho adeeg caafimaad iyadoosan helin adeega umulisada loona diiday in dhaqtarka loo gudbiyo.

Marxuumada ayaa lanoogu sheegay magaceeda Ina Xaaji Maxamed.

Jeel Ogaden ayaa waxaa ku jira gabdho badan oo xaamilo ah kuwaas oo caafimaadkooda laga soodeyrinayo. Ciidamada gumeysiga Ethiopia ayaa ah kuwa aan u aabo yeelin shacabka Ogadeniya islamarkaasna aan qadarinin xuquuqda Bani aadamka ee shaqsi leeyahay.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay