Ciidamada nacabka ah ee gumaysiga itoobiya ayaa tacadiyo  ugaystay shacabka biri magaydada ah ee Somalida ogadenia. Tacadiyadan ayaa wakaalada Wararka Ogadeniya soo aruurisay intii u dhaxeysay 30 maalmood ee lasoo dhaafay lagaso bilaabo 09/05/2013 illaa 09/06/2013.

Tacadiyada ayaa sidan u dhacay.
09/5/13 kudunbuur oo qabridahare katirsan waxaa lagu xidhay
raxma badal asad
xamdi sheekh cabdi
21/5/13 dalaad oo qabridahare katirsan waxaa laguxidhay
Tamad qaalib tahbiib
21/5/13 cadalay oo qabridahare katirsan waxay ciidamada nacabku kukufsadeen gabadh lagu magacaabo
Nimco cabdi soog
13/5/13 garbo-diimo oo garbo katirsan waxaa lagu xidhay dadka kala ah
1 cabdi raabi
2 c/nuur arbe
3 axmad maxamad xirsi
4 c/wahaab cumar qalinle
5 c/lahi nuur
6 c/lahi yuusuf
7 c/kaad cabdi daahir
8 maxamad cabdi daahir
9 asad raage axmad
10 maxamad sheekh c/lahi
11 maxamad abiib xuseen
12 axmad cumar maxamad
13 c/lahi cumar qaloonbi
14 axmad siyaad raage
15 cabdi yuusuf cabdi
16 faadumo axmad guray
17 haybis c/wahaab
18 haybis c/nuur
18/5/13 fiiq waxaa lagu xidhay
maxamad yuusuf
xasan yuusuf
18/5/13 dagmada dhagaxmadow waxaa xidhay iyo dhac laysigu daray
xaaji cabaas duube
sh maxamad axmad duube
c/kaamil axmad duube waxaana nimankaa inta aan laxidhin kahor lagadhacay qori AK 47 ah iyo hanti kale
29/5/13 dagmada sagaga waxaa lagu xidhay
mukhtaar cumar cismaan
cabdi maxamad cali ( dhagjar )
03/6/13 garaslay oo dhuxun katirsan waxaa lagu xidh xidhay dadka kala ah
ardo kaamil c/khaaliq
saynaba maxamad shuuriye
02/6/13 qabridahare waxay ciidamada cadawgu ku kufsadeen gabadh lagumagacaabo
farax yuusuf dayib

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay