Wakaalada Wararka Ogadeniya oo soo aruurisay liistada dadkii laguwaxyeeleeyay gudaha Ogadeniya 30 maalmood ee laso dhaafay waxaa kamid ah Xidhay baahsan oo ka dhacay gudaha Ogadeniya meelo kale gadisan. Liistadan oo ah qeybti labaad waxay u dhacdaysidan
26/5/13 burqayar oo dhanaan katirsan waxaa lagu xidhxidhay dadka kala ah
1 macalin saxane muxumad daahir
2 maxamad c/lahi jalaal
3 cumar colaad cabdi
4 cismaan muxumad c/lahi
5 ibraahin khaalid dayib
6 shaaris c/lahi jeelle
7 xubi ibraahin dayib
25/5/13 dagmada xamaro waxaa lagu xidhxidhay dadka kala ah
1 sh axmad aadan dhuux
2 rugni macalin muxumad
3 axmad nuur badal
4 ow-xaashi xassan baarax
20/5/13dagmada dhagaxbuur ee xarunta gobolka jarar waxaa lagu xidhxidhay dadka kala ah
1xirsi food oo 10 sano lagu xukumay
2 maxamuud ilyare oo 8 sano lagu xukumay
3 sowdo ibraahin geelle
4 khalaaweeye cali cumar
5 buraale afgoondhece
27/5/13 jidhacle oo dhoobawayn katirsan waxaa lagu xidhxidhay dadka kala ah
1 maqsuud halable
2 qaali nuur
3 mirqaan cabdi wayrax
4 bacaado sahal barkhadle
5 hure sanjar gandal

Sidoo kale aqriso Liistadi kowaad:

Tacadiyada Ogadeniya: 30 maalmood

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay