Wakaalada Wararka Ogadeniya ayaa soo arruurisay Tacadiyada ka dhacay dhulka Ogadeniya 30 maalmood ee laso dhaafay. Halkan waxaan idiinku soo gudbinayna liistada qeybti sadexaad ee dadkii wax lagu yeeleyay dhulka Somalida Ogadneiya.

Ciidamada gumaysiga Ethiopia ee caadaystay kumaadka dadka rayidka ah ee s.ogadenia ayaa halkoodii kasii wada waxyeelaynta ay dadka shacabka ah ee aan waxba galabsanin kuhayaan

01/6/13 dagmada haarcad oo gobolka qoraxay katirsan waxaa dhac iyo xidhay laysugu daray ninka lagu magacaabo

1 sanjar gadac

01/6/13 dagmada goday ee xarunta gobolka shabeelle waxaa lagu xidhay

Khadra ugaas faarax

30/5/13 dagmada wardheer ee xarunta gobolka doollo waxaa lagu xidhay

Aamina jaamac aadan

27/5/13 gasaangas oo dagmada xamaro katirsan waxaa xidhay iyo dhac la’isugu daray ninka lagu magacaabo shariif cali shariif maxamad oo adhi badan laga dhacay

27/5/13 cali fancad oo dagmada sagag katirsan waxaa lagu xidhxidhay dadka kala ah

1 aqbal yuusuf daahir

2 c/lahi axmad siyaad

3 maxamad cabdi yuusuf

4 ismaaciil bashiir sh cumar oolaga dhacay 29,000 oo bir

27/5/13 danood oo doollo katirsan waxaa lagu xidhay

1 faadumo maxamuud c/yare

2 nimco macalin xaashi

27/5/13 daratoole oo gobolka doollo katirsan waxaa lagu xidhay

ardo cabdi faarax

27/5/13 deegaanka qoriile oo doollo katirsan waxaa lagu xidhxidhay dadka kala ah

1 khadar cabdi yuusuf

2 rashiid cabdi maxamad daahir

24/5/13 dagmada fiiq ee xarunta gobolka doollo waxaa lagu xidhay

Axmad maxamad geelle waxaana laga dhacay 20,0000 oo bir

13/5/13 dagmada goday waxaa lagu xidhay

1 Yuusuf jalaal abokor

 2 xuseen cabdi

3 ismaaciil hure cabaade

10/5/13 iskudhoonlay oo qoraxay katirsan waxaa lagu xidhxidhay dadka kala ah

1 hure maxamad aar

2 cabdi cawil caydiid

3 maxamad yare c/raxmaan

4 c/qaadir naftiigade

5 cabdi nuur magan

10/5/13 iskudhoonlay waxaa lagu dhacy dadka kala ah

1 cabdi maxamad jiifmaqaar oo 1 qori laga dhacay

2 dubad ibraahin oo 1 qori laga dhacay

3 deeq Aw ibraahin oo 1 qori lagadhacay

05/5/13 Balisareedo oo gunagado katirsan waxaa dhac loogu gaystay ninka lagu magacaabo gaboobe axmad quule oo 1 qori laga dhacay

Sidoo kale Halkan Ka aqriso Qeybti kowaad iyo labaad ee liistada tacadiyada 30 maalmood ee lasoo dhaafay.

Tacadiyada Ogadeniya: 30 maalmood

Tacadiyada Ogadeniya: 30 Maalmood- Liistada 2aad

ONA

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay