ururka OYSU Norwey oo looga bartay in sanad walba ay sameeyaan Carwo aad u weyn oo ay kusoo bandhigaan hiddaha iyo dhaqanka Somalida Ogadeniya, ayaa sanadkan sidoo kale isu diyaarinaya inay soo bandhigaan bandhig aad u weyn taarikhdu markay tahay 22/06/2013. Hadaba Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee wadanka Norwey ayaa ugu baaqaysa dhamaan bulshada Somaliyeed ee wadanka Norwey inay kasoo qeyb galaan bandhiggaan ay soo aggaasimeen ururka OYSU Norwey.

Kasooqeybgal Wanaagsan

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay