Kaamerada wakaalada wararka Ogadeniya (ONA) ayaa saaka la waabariistay Unug kamid ah Ciidanka Gorgor ee Jabhada wadaniga Xoreynta Ogadeniya.

Muuqalkan kore waxaad arkaysa Ciidanka JWXO oo aroorti saf u galaya, howl fulinta iyo howlqeybinta. Dawasho wanaagsan

ONA

 
 

1 Comment

  1. ASC SALAAN TA ISLAM KAN IDIN KUSALAMAY SIKAL IYO LAABA ILAAHAY BAAMAHADLE WAXAAN KALOON UMAHAD CELINAYAA SAAD SAAKA OOGU WAABARIIY SATEEN KAAMERADA ONA WALAAL GAAR AHAAN NINKA SOODUUBAY WAXAAN LEEYAHAY ILAAHAY XORNIMADA OGADAN YA HAYS KU KEEN TUSO WAXAAN BALAN QAADAYAA SAAD IIYGA FAR XISAY SAAKA INAAN KAAGA MAHAD CILUO KAAGANA FARXIYO WALAAL GUULAYSTA BAHDA ONA AAD BAAD UMAHAD SAN TI HIIN ILAAHAY WAXAAN IDIIN KA BARYAYAA GOBANIMO WAARTA CAANAHEEDA LADHAMO WALAAL GUULAYSTA

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay