Ururka OYSU UK ayaa Ogeysiinaya dhalinyarada Somalida Ogadeniya ee ku nool magaalada Birmingham inay kasoo qeyb galaan Barnaamij ururku ku qaban doono Magaalada Birmingham.

Barnaamijka Open Day, Waxaa lagusoo bandhigi doona Filimaan, Documentariyo, iyo Barnaamijyo si gooni ah loogu sameeyay dhalinyarada.

Hadaba sida ka muuqda Flyrka hoose waxaa la ogeysiinaya dhamaan Ururka dhalinyarada Jaaliyada Ogadeniya ee magaalada Birmingham inay kasoo qeyb galaan Xafladan.

Barnaamijkan waxaa soo aggaasimay Jaaliyada Ogadeniya ee Birmingham iyo Ururka Dhalinyarada OYSU London. Waxaa kale oo kasoo qeyb gali doona dhamaan ururada dhalinyarada ee ka jira Wadanka UK gaar ahaam Magaalada London iyo Manchester iyo Jaaliyada Martida loo yahay OYSU Birmingham.

ONA

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay