Ciidamada gumaysiga Itoobiya ayaa meela kaladuwan oo kamida dhulka Ogadeniya ugugeystay dhibaatooyin dad rayida.

09/6/13 Ceelay oo Wardheer katirsan waxay ciidamada gumaysigu dil iyo dhac ugu gaysteen Allaah ha u naxariiste

1. Bashiir Soofe Ciye

Marxuumka waxay ka dhaceen 1 qori.

2.Bakuuke Cali Xusen

Marxuumka waxay ka dhaceen 1 qori

06/6/13 Magaalada Goday waxay ciidamada nacabka ah ee wayaanuhu kudileen nin Allaah ha unaxariiste magaciisa lanoogu sheegay.

Cowke Dile

05/6/13 Magaalada Qabridahare waxay ciidamada wayaanuhu kuxidhxidheen dadka kala ah:

1.  Cabdixakiin Dalmar
2. Maxamad Bare Muuse
3. Mirqaan Cabdi Wayrax
4 . Samsam Cabdiariin Xassan

05/6/13 Sanxaskule oo Galaalshe katirsan waxay ciidamada gumaysigu kuxidheen dadka kala ah
1. Axmad Xassan Muxumad
2. Ardo Khaliif Axmad Yeey

15/5/13 Tuulada Babaase oo dagmada Danood katirsan waxay ciidamada cadawgu dhac ugu gaysteen

C/lahi Mooge oo ay 2 qori kadhaceen.

10/5/13 Caado oo doollo katirsan waxay ciidamada gumaysigu dhac ugugaysteen nin lagu magacaabo Ismaaciil C/yare Cali Gunuun. Ninkaan waxay ka dhaceen lacag dhan 4000 ETB lacagta Birta Itoobiya.

 

15/5/13 Tuulada Babaase oo dagmada Danood katirsan waxay ciidamada cadawgu dhac ugu gaysteen

C/lahi Mooge oo ay 2 qori kadhaceen.

9/5/13 Dagmada Sagag ee Gobolka Nogob waxaa lagu xidhay dad shacab ah. Dadkan ayaa waxaa xidhxidhay ciidamada gumeysiga Itoobiya. Waxaanan helnay laba magac oo kamid ah dadki halkaas lagu xidhay.

1. Mukhtaar Cumar Cismaan
2. Cabdi Muxumad Cali Dhagjar

ONA

 

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay