Ururka dhalinyarada Ogadeniya ee OYSU Kitchener Ontario ayaa ka qayb galay xaflad sanad kasta lagu qabto magaaladda Kitchener Ontario ee wadanka Canada. Ururka OYSU ayaa soo ban dhigay sanadkan 2013 ka Ciyaaro hidaha iyo dhaqanka oo dadweynihii yimid festvalka ay soo buuxiyeen goobtii ay dhalinyaradu ku tumahayeen ciyaaraha.

Dhalinyaradu waxay goobtii ku qaybiyeen qoraalo ay ku sharxayeen dhibaatada gumaysigu u geeysto dadweynaha aan waxaba galabsanin ee Ogadeniya iyo sida lacagta canada ay siiso Itoobiya loogu wax yeelo dadka Ogadeniya.

Ururka OYSU Kitchener oo ah lafdhabarta halkanka ayaa mar kasta waxqabad aad loogu farxo ka sameeya dalka Canada


ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay