Waxaa la ogeysiinaya dhamaan bulsha weynta Somaliyeed ee ku nool wadanka UK gaar ahaan Gobolka Greater Manchester inay kasoo qeyb galaan xaflad balaadhan oo ururuku kusoo bandhigi doono Hiddaha iyo dhaqanka Somalida Ogadeniya. Xafladan ayaa waxaa kasoo qeyb galo Doona Abwaanka Weyn ee Maxamuud Cumar Jaango.

Ururka OYSU Greater Manchester waxaa xaflaan sidoo kale ay kusoo bandhigi doonaan  dhaqdhaqaaqi ururka ee sanadka 2012- 2013.

Xafladan balaadhan waxaa kasoo qeyb gali doona Ururka OYSU London, OYSU Birmingham iyo shacabweynaha ku nool greater manchester.

Xafladu waa bilaash, Waxaana ay u furantahay cidkasta.

Waxaa lagu daawan doona Filimaan Documentray ah iyo maclumaadyo ay xubnaha OYSU soo diyaariyeen.

Waxii faah faahin ah waxaad kala xidhiidhi kartaan

Xoghayaha OYSU Greater Machester Mudane Badri:  07411 032796 ama

Ibrahim: 075 351 33139

ONA

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay