halkan waxaad ku arki doonta kamerada Wakaalada Wararka Ogadeniya oo saaka la waabariisatay Ciidanka wadaniga xoreynta Ogadniya. Halkaas waxaad ku arki doontaan xubno kamid ah ciidanka wadaniga oo niyad wanaagsan kusoo toosay islamarkaasna qalabkoodi hagaajisanaya. Muqaalkani waa muuqaal saaka lagasoo duuubay gudaha Ogadniya waxa uuna tilmaam u yahay sida tooska ah ee halganku gude iyo dibadba isugu xidhanyahay.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay