Xafiiska Wakaaladda Fanka Iyo Filamada Ogadenya ee Bariga Afrika ayaa ku guulaystay inuu dhamaystiro cajalad aad u qiima badan oo ka daawan doontaan maqal iyo muuqaal muhiim ah oo laga soo duubay Gudaha Ogadenya ah.
Waxaad ka daawan doontaan cajaladda N/hurayaasha CWXO oo ka xogwaramaya arima badan oo muhiim ah, hubka ay ka furteen cadawga, iyo xaaladda shacabka uu ku suganyahay oo muuqaal ah iyo sugaan gudaha laga soo duubay sida:

Cajaladaa waxaad ka dalban kartaan cinwaankan hoose:

Tell 254705660048
– E-mail Moodhar@yahoo.com

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay