Ciidanka gumaysiga ethiopia ayaa meelo kaladuwan oo ogadenia kamid ah tacadiyo ugugaystay dadka shacabka ah ee Somalida ogadenia waxayna tacadiyadu ukaladhaceen sidan.

1/7/13 Heeladheere oo Garbo katirsan waxay ciidanka cadawgu ugugaystee dhac balaadhan gabadha lagu magacaabo
1. Malayko Babyad oo ay kadhaceen 25,000 ETH BIR (lacagta Ethiopia)
30/6/13 dagamada Birqod waxay ciidamada nacabka ah ee gumaysigu kudileen allaha unaxariistee
1. Ina dalmar fidhin.
30/6/13 dagmada Birqod waxay ciidanka wayaanuhu kuxidh xidheen dadka kala ah
1. Xamdi Colow Jaamac
2. Ardo Khadar Macalin
3. Maxamad oo uusan magaciisa oo buuxa nasoogaadhin
4. Maxamad Qowdhan Iyo
5. Oday Qowdhan
6. Maxamuud Yuusuf
7. Ardo Cowlyahan
29/6/13 Tuulada Burqayar oo dagmada Dhanaan katirsan waxay ciidanka cadawgu dhac iyo xidhay isugu dareen
1. Rashiid Maxamad Axmad Tube
29/6/13 Yaxoob oo Fiiq udhaw waxay ciidanka cadawgu kuxidheen
1. Maxamad Jeefad
2. Aw-xirsi Aw-Khaliif oo dadiisu tahay 90 jir
28/6/13 dagmada Wardheer ee xarunta gobolka Doollo waxay ciidanka gumaysiga Itoobiya kuxidhen dadka kala ah
1. Cindi Jaamac Dheere
2. Cali Aw-Dayib
3. Deeq Cabdi Muuse

28/6/13 dagmada Danood waxay ciidamada nacabku kufsi ugugaysteen
1. Xamdi Siyaad Kaahin
26/6/13 Magaalada Qabridahare waxay ciidanka gumaysigu kuxidheen
1. Xaliimo Maxamuud
26/6/13 dagmada Dhuxun waxay cidanka wayaanuhu kuxidheen
1. Yurub ismaciil
15/6/13 Iskudhoonlay oo gobolka qoraxay katirsan waxay ciidamada wayaanuhu kuxidhxidheen dadka kala ah
1. Cabdikariim Maxamad Sugule
2. Kayse Maxamad Aadan
3. Khadra Xassan Faarax
4. Farxaan Xaaji Maxamad
5. Nasri Siciid Wacdi
6. Yurub Muxumad Qorax
ONA
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay