Switzrland bilihii tagay ee sanadkan iyo qorshe hoowleedka inta sanadkan ka dhimay ayeey masuuliyiinta jaaliyadu isugu yimaadeen Axadii tagtay.

Maamulka jaaliyada iyo ururka OYSU ayaa isla meel dhigay qorshe hoowleed bishan barakeysan ee Ramadaan iyo bilaha xigaba. Masuuliyiinta ayaa qiimeeyn ku sameeyay heerka ay jaaliyadu mareeyso dhinac walbana la iskuna gartay in la laba jibaaro waxqabadka jaaliyada.

Dhinaca kale jaaliyada Soomaalida Ogaadeenya eeSwitzerlandayaa bishan barakeeysan ee Ramadaan ugu hambalyeeyay shacabka, madaxda iyo ciidamada xaq u dirirka ah ee JWXO iyagoo Alle uga baryay in umada Soomaalida Ogaadeenya Ramadaanka xiga iyagoo xor ah dalkooda ku ciidaan.

Swiss/ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay