Ciidanka gumaysiga Itoobiya ee kucaan baxay gumaadka iyo dhibaataynta shacabka biri magaydada ah ee S.Ogadenia ayaa tacadiyada kala duwan ka wada dalka. Dhibaataynta shacabka oo hadda noqotay tabarta kali ah eek u hadhay cadawga iyo adeegayaashiisa ayaa kuwii ugu danbeeyay ee naga soo gaadha Xarunta Dhexe ee JWXO waxay u dhaceen sidan.

-14/7/13 dagmada Birqod waxay ciidanka dulmiga kucaan baxay ee gumaysigu ku xidheen dadka kala ah
1 c/rashiid c/lahi kariim
2 cibaado cumar cabdile
3 c/lahi xaashir.

– 13/7/13 dagmada Dhagaxbuur ee xarunta gobolka Jarar waxay ciidanka gumaysiga ee dulmiga ku jooga ciida Ogadenia ku xidhxidheen dadka kala ah
1 xasan sh maxamuud
2 maxamuud xasan maxamad
3 c/waaxid xasan maxamad
4 saynabo xasan maxamad
5 saynabo wayrax muxumad
6 fardowsa macalin cabdi
7 bishaaro deeq dhoodi
8 hinda xasan sh maxamad
9 qureesh xasan sh maxamad
10 maxamad c/lahi baaskacay.

– 6/7/13 tuulada Nusdariiqa oo dagmad Qabridahare katirsan waxay ciidamada bahalka ah ee Ethiopia xidhay iyo dhac isugu dareen dadka kala ah
1 cali cabdi mahad oo 50 neef oo adhi ah ay kadhaceen
2 sh maxamad colaad oo 25 neef oo adhi ah kadhaceen
3 bishaar maxamad haybe

– 5/7/13 tuulada Barmiil oo dagmada Dhuxun katirsan waxay ciidamada bahalka ah ee gumaysigu dhac ugu gaysteen
1 shariif cumar shariif xassan oo ay 20000 oo bir kadhaceen.

– 5/7/13 dagmada Goday ee xarunta Gobolka Shabeele waxay ciidanka wayaanuhu ku xidheen dadka kala ah
1 maxamad oday
2 maxamad qaalane digaale
3 dubad xiirane
4 maxamuud c/lahi lugagod oo dabaqoodhiga katirsanaa
5 mahad maxamad oo isna daba qoodhiga kamid ahaa

– 3/7/13 dagmada Fiiq ee xarunta gobolka Nogob waxay ciidanka wayaanuhu ku xidheen ninka lagu magacaabo Xasan c/wahaab

– 3/7/13 dagmada Fiiq waxay ciidamada nacabka ah ee gumaysigu kufsi, xidhay iyo jidhdil isugu dareen gabadha lagu magacaabo Ruqiya macalin maxamad.

Waxaan Ilaahay uga baryaynaa dadkan la dhibaateeyay inuu Ilaahay ka badbaadiyo, Guusha kama dambaysta ahna waxaa leh Xaqqa.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay