Ciidanka gumaysiga itoobiya ee kucaanbaxay dulmiga iyo dabar jarka ayaa meelo kaladuwan oo wadanka ogadenia ah kuxasuuqay dad shacab ah oo aan waxba galabsanin magacyada dadka laxasuuqay inta aan helay aya ah sidan.
17/7/13 Iskudhoonlay oo Qabridahare katirsan waxay ciidanka gumaysigu ku dileen allaha unaxariistee dadka kala ah.
1 Bashiir maxamad c/lahi xaduur
2 Kifaax xirsi kaydsane
3 Ina xassan ow-axmad gaas oo magaciisa hore aanaan wali helin
21/7/13 Iskudhoonlay oo Qabridahare katirsan waxay ciidanka nacabku ku dileen allaha unaxariistee dadka kala ah
1 C/dhabuuke cali xaashi
2  Ina yuusuf oomaar
20/7/13 Nusdariiqa oo Qabridahare katirsan waxay ciidamada wayaanuhu kudileen allaha unaxariistee gabadha lagumagacaabi jiray Cadeeya maxamuud cowl
21/7/13 Iskudhoonlay oo dagmada Qabridahare katirsan waxay ciidamada wayaanuhu jidhdil iyo kufsi ugugaysteen gabdhaha kala ah
1 Aamina bashiir barkhadle
2 Aamina sheekh xuseen colaad
3 Khadra cabdi shuuriye

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay