Banaabaxyo aad u xoog badan oo waaweyn ayay maalinimadi 26/07/2013 isugusoo baxeen Muslimiinta Ethiopia hoos ka daawo muuqaladaas iyo sawiro kamid ah.

Waxay ku dhawaaqayaan ama ay wattaan Boodhadh ay ku qoranyihiin Imaamyadii Masaajida hala soo daayo, Masaajida lanaga xidhay hala noo furo, Muslimiinta Ethiopia hadaan nahay Cidhif ka cidhif waan kacnay, Muslimiinti Ethiopia waa tooseen, Su’alahayaga halaga jawaabo, Culumaa u diinki wadanka laga ceydhiya halasoo celiyo, Majlis aclaha Ethiopia muslimiinta wakiil kama aha, Codkayaga halamaqlo”




 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay