Kobtan ka daawo Abwaanka Weyn ee kamidka ah Abwaaniinta loogu jecelyahay Somaliweyn. Abwaanka ayaa ku dhashay dhulka Somalida Ogadeniya islamarkaasna u sameeyay ruwaayado badan qadiyada Ogadeniya oo ay kamid tahay Ruwaayadi Caanka aheyd “Iga Guur Kaagama guuro” Hoos ka daawo Taarikhda Abwaanka oo maqal iyo Muuqaal ah.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay