Shaki kuma jiro in dhibaatada ugu weyn ee gumaysiga uu ku hayo shacabka Somalida Ogadenya uu soo gaadhay Haweenka iyo Caruurta yaryar ee u baahnaa daryeelka iyo waxbarashada. Biyo Sacabadaadaa Lagaga Dhargaa. Dhamaan bulshada Somaliyeed ee Ogadenya iyo qofkasta oo doonaya inuu bishan Barakaysan ee Ramadaan xasuusto Hooyooyinka iyo Caruurta uu Gumaysiga Itobiya ka soo barakiciyay Hoygoodii, Waxay idiinku Baaqayaan inaad kala qayb qaadataan Hawshan Khayrka Badan ee Waajibka ku ah Qofkasta oo Awoodi Kara inuusan kala Bakhaylin. U Dagdag Khayrka Siduu Rasuulka CS ugu dagdagi Jiray Bisha Ramadaan.

Halkan Riix

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay