Bishaaro ” Salaamaha Ciida kusoo dir Radio Xoriyo (raadioxoriyo@yahoo.com)
Salaamaha Ciida ku haggaaji Radio Xoriyo Email
raadioxoriyo@yahoo.com
Bishaaro–Bishaaro–Bishaaro
Salaamaha Ciida Barakaysan & Radio Xoriyo

Hadaba ciddii doonaysa inay asxaabtooda,eheladooda iyo inta ay jecel yihiin hawada u mariyaan salaamaha ciida barakaysan waxaan leenahay waqtiga idaacada oo kooban awgii yaan lagaaga hormarin inaad salaamahaaga iyo farxada ciida la wadaagto asxaabtaada ku kala nool daafaha aduunka, Waxaad noogu soo hagaajinaysaan salaamihiina oo qoraal ah E-mailka diaacadda oo ah Raadioxoriyo@yahoo.com
ONA
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.