Daawo Gabaygii Abwaan Khadar Colaad uu kaga hadlay dareenka shacabka ee ku aadan wadahadalada ONLF iyo gumeysiga Ethiopia. Gabaygaan oo aad u xiiso badan. Gabaygan ayaa bilaabanaya daqiiqada 3aad ee muuqaalkan Hoose. Abwaanku waxa uu kamid yahay Jaaliyada Ogadeniya ee Wadanka South Afrika ku nool. Daawasho wacan fikirkaaga hoos kaga dhiibo.

 
 

1 Comment

  1. Hassan says:

    Waxaa jiray Hal mar oo wad-hadal dhacay waana lagu kala tagay ee maxay tahay arrinta War-baahinta JWXO aadka ugu badan ee aan haddana meel ay ka socoto jirin Ethiopia iyo Caalamkuna Marna Soo hadal Qaadin??

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay